Barre Hiiraale oo Hanjabaad Culus hawada soo marsiiyay kana hadlay Safarkii R/Wasaaraha uu ku tagay Kismaayo Storyline:Archive, Science & Tech Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo dagaal looga saaay Magaalada Kismaayo isaga iyo ciidamo uu wato, ayaa mar kale ku hanjabay in uu dagaal la gali doono Maamulka Jubba uu… 2 mins read
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Sagootin heer sare ah oo Magaalada Kismaayo loogu sameeyay R/Wasaaraha Soomaaliya Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ay ku tageen Kismaayo, kuna sugnaa muddo…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Warar Sheegaya in R/Wasaaraha Soomaaliya uu Magaalada Kismaayo kasoo kaxeen Doono Col. Barre Hiiraale Wararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in halkaasi ay kasocdaan dadaalo lagu doonayo in Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaad daacad u ahaa Col.Barre Hiiraale lasoo galiyo Magaalada Kismaayo kuna…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Dowlada Kenya oo bilaabeysa hab Cusub ay ku ogaaneyso dadka aan u dhalan dalkooda ee qaatay Warqadaha Dhalshada Dowlada Kenya ayaa ka dhawaajisay qorshe cusub ay ku dooneyso in ay ku diiwaan galiso Muwaadiniinta u dhashay dalkaasi, si loo kala ogaado dadka u dhashay Dalkaasi iyo kuwa qaabab…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Aqriso Nuxurka Heshiis ay kala Saxiixdeen Maamulka Puntiland iyo Mid kamid ah Dowladaha Carabta(Daawo Sawirada) Waxaa shalay magaaladda Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ka dhacay heshiis ay ku kala saxiixdeen Dowlada Kuweyt iyo maamulka Puntland kaas oo ah dhisitaanka garoonka diyaaradaha ee magaaladda Garoowe…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Daawo Sawirada Dowladaha Somalia iyoTalyaaniga oo ka wada hadlay hirgelinta aqalka sare ee Soomaaliya iyo doorka Talyaanigu ku yeelan karto Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogaan dalka Talyaaniga ayaa kulammo kala duwan kulla qaatay magaalada…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Al-Shabaab oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidamada Kenya xoog uga furteen Maxaabiis ay hayeen Saraakiil katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa been abuur cad ku tilmaamay war shalay kasoo baxay Taliska Ciidanka Kenya ee Soomaaliya ku sugan, kuwaa oo sheegay in ay xoog kusoo furteen labo…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized “Silica iyo Dhibaatada Heesata Soomaali badan oo ku xir xiran Garoon kuyaala Nairobi Garoonka Kubada Cagta Kasaraani ee Magaalada Nairobi waxaa wali ku xiran dad ka badan kun qof oo Soomaali ah kuwaa oo lagu soo qab qabtay howlgaladii Ciidamada Booliiska Kenya kasameeyeen…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Wadooyin Muhiim ah oo maanta u xiran Dabaal dag ka dhacaya Magaalada Muqdisho Waxaa Maanta Xiran wadooyin Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho , kuwaa oo loo diiday isku socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoona meel walbo lasoo dhigay ciidamo tiro badan. Ciidamada Milatariga…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Madaxweynaha Puntland oo guddi baara u saaray dilkii labadii sargal ee ka tirsana hay’adda UNODC Puntland ayaa wali ku guda jirta baaritaan la xiriira sidii ay u dhacday taagosho lugu dilay labo sargaal oo ka tirsana hay’adda UNODC,dilkaaso oo uu gestay askari ka tirsan ilaalada…