Madaxweyne Xasan Sheekh oo kasoo tagay Baydhabo Goordhawna soo gaaray Magaalada Muqdisho Storyline:Archive, Science & Tech Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno lasocday ayaa goordhaw kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib safar uu labadii maalin ee lasoo dhaafay ku joogay Baydhbo.… 2 mins read
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Aqriso Magacyada Gudoomiyaal hor leh oo katirsan Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Goboolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa wali wada xil kaqaadista uu ku sameenayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir . Sida Wararka aan ku heleyno…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Wararkii ugu Dambeeyay Qaraxyo qasaaro xoogan geestay oo xalay ruxay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay in kabadan 20-qof oo kalana wey ku dhaawacmeen qaraxyo xalay lagu weeraray Goobo maqaayado ah oo kuyaala Xaafada Soomaalidu ku badan tahay Islii…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Al-Shabaab oo Go’doomineysa Degmada Ceel Buur dibna u qabsatay Deegaano dhoor ah oo horey looga saaray Xarakada Al-Shabaab Ciidamadooda ayaa qorsheenaya in ay go’doomiyaan Degmada Ceel Buur ee Gobolka Glagaduud , halkaas ay dhawaan qabsadeen Ciidamada Itoobiya ee Qeybta ka ah AMISOM iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya.…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech -Shabaab oo toogatay Sadax Nin oo ay ku eedeeyeen in ay yihiin Jawaasiis (Aqriso Magacyada raga la toogtay) Waxaa Maalintii shalay goob fagaaro ah oo kutaala Magaalada Baraawe, Xarakada Al-Shabaab ku toogteen Sadax nin ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen Jawaasiis la shaqeysa Sirdoonka Dowlada Federaalka Soomaaliya. Maxkamada…
1 min read Storyline:Science & Tech, World Ciidamada Ruushka oo la wareegay Saldhigyo ciidan ay lahaayeen Ciidamada Ukraine Ciidamada dalka Ruushka oo wata dabaabadaha dagaalka, ayaa xoog ku galay xarun milatari oo ay ciidamada cirka ee Ukraine ku leeyihiin meel u dhow magaalada Sevastopol ee gobolka Crimea. Xarunta…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech madaxweynaha soomaalya oo baaq nabadeed udiray xoogaga Al-shabaab. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ugu baaqay Dagaalyahanada Hubeesan ee katirsan AL-Shabaab ee Dagaalka kala soo horjeeda Dowladiisa in ay hubka dhigaan nabadana qaataan . Madaxweynaha ayaa…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech xaaladihii ugu danbeeyey dagaalada ka socday degaanada janaale iyo qoryooley. Ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa xalay weerar culus waxa ay ku qaadeen Fariisimo Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Meydadka Ciidamo Jabuutiyaan ah oo la sheegay in Diyaarad looga qaaday Degmada Buulo Burde: Xarakada Al-Shabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaal ay ku qaaday Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo maalintii Khamiistii si buuxda ula wareegeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Khilaafka Ururka Dam Jadiidka oo banaanka u soo baxay iyo Masuul ka Tirsan Ururkaas oo sheegay in ay Fashilmayn Urur ahaan!! Agaasimihii guud ee wasaaradda amniga Qaranka Xuseen Cabdi aaden ayaa si caro leh shaqadiisi uga tagey dhawaan isagoo istiqaaaladiisna u gudbiyey Raysal wasaraaha C/wali Sh. Axmed, ka dib markii uu…