Meydadka Ciidamo Jabuutiyaan ah oo la sheegay in Diyaarad looga qaaday Degmada Buulo Burde: Storyline:Archive, Science & Tech Xarakada Al-Shabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaal ay ku qaaday Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo maalintii Khamiistii si buuxda ula wareegeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.… 1 min read
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Khilaafka Ururka Dam Jadiidka oo banaanka u soo baxay iyo Masuul ka Tirsan Ururkaas oo sheegay in ay Fashilmayn Urur ahaan!! Agaasimihii guud ee wasaaradda amniga Qaranka Xuseen Cabdi aaden ayaa si caro leh shaqadiisi uga tagey dhawaan isagoo istiqaaaladiisna u gudbiyey Raysal wasaraaha C/wali Sh. Axmed, ka dib markii uu…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Wararkii Ugu Dambeeyay Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar ismiidaamin ah oo loo aeegsaday gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qaaday Hotelka Makala Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Maxkamadeyta guddoomiyaha degmada Xarfo oo Garoowe ka furmaysa maanta Ciidamada ammaanka dowladda Puntland ayaa maalmo ka hor xiray guddoomiye Xarfo ee gobolka Mudug, Cabdullaahi Faarax Beyle(Tikrooni),waxaana la sheegay in loo heysto dacwo ku saabsan musuqmaasuq. Xariga guddoomiyaha degmada Xarfo,waxaa…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo weerarray degmada Buurdhuubo Ciidamo ka tirsan xarakadda Al-shabaab oo la-dagaallanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa gacanta siinaya ee AMISOM,ayaa weerarray xalay degmada Buurdhuubo oo ka tirsan gobolka Gedo,waxaana halka saldhigyo ku leh ciidamada…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay Warar laga faafiyay oo ahaa in uu Geeriyooday: Afhayeenka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay Warar ay dhawaan Faafiyeen Saraakiil katirsan Dowlada Kenya oo ahaa in Sheekh Cali Dheere lagu dilay…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Wasiirka haweenka Soomaaliya oo la kulantay Ban Ki-Moon Magaalada New York ee dalka Marekanka waxaa kulan arrimo badan looga hadlay uu ku dhexmaray wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha dowladda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed iyo xoghayaha guud…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka oo lacag ugu deeqay safaaradda Soomaalida ee Kampala[Sawirro] Guddoomiyeyaasha guddiyada baarlamaanka oo safar ku tegay dalka Uganda ayaa lacag ugu deeqay xarunta safaaradda Soomaalida ee magaalada Kampala oo ay ka socoto howl dayactir ah. Arintan ayaa ka dambeysay…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Dowladda Maraykanka oo duldhigay 3 milyan saddex nin oo ka tirsan Al-shabaab: Dowladda Maraykanka ayaa war ka soo baxay waxaa lugu sheegay in la Abaalmarin doonno qofkii keena maclumaad lugu soo qaban karo saddex nin oo ka tirsan dagaal-yahannada Al-shabaab ee dowladda Soomaaliya…
2 mins read Storyline:Science & Tech, World Gabar Dhalinyaro ah oo Nolosha isku gubtay kadib markii ay ka carootay ragii kufsaday oo xabsiga laga sii daayay:_ Gabar 18-sano jir u dhalatay Dalka Pakistan ayaa isku gubtay Afaafka Hore Saldhig Booliis oo kuyaala Degmada Muzaffargarh ee Gobolka Punjab ,kadib markii Xabsiga laga sii daayay afar nin oo…