Shir maamul loogu sameynayo gobollada Shabeellooyinka oo maanta Afgooye ka furmaya Storyline:Archive, Science & Tech Waxaa maanta lugu wadda inuu ka furmo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose, shir la sheegay in lugu dhisayo maamul,waxaana maamulkaasi yeellan doonna gobollada Shabeellooyinka. Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shirka maamulka… 2 mins read
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Shacabka gobolka Bakool oo ka barakacaya deegaannadooda Deegaanno dhowr ah oo ay gacanka ku dhigeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa xilligaan la sheegay inay isaga barakacayan dadka shacabka…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya oo Shaaciyay Magacyada Degmooyinka ee doonayaan in ay kasaaraan Al-Shabaab Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Sheeh Axmed ayaa shaaca ka qaaday Magacyada Dhoor Degmo oo kuyaala Gobolada Dalka ay doonayaan in Dhawaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ka saaraan Dagaalyahanada…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Weerar Madaafiic la isku Adeegsaday oo Xalay Ka Dhacay Duleedka Magaalada Beledweyne Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay fariisin ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ay soo weerareen dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shabaab. Wararka laga helayo…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Waa Riyoonayaan Reer Baydhabo Iyo Kooxda Ruwaayada Dhigtay Maamulka 6-Da Gobol:M/Weynaha Jubbaland Oo Hadalo Jees-Jees Aha Kaga Jawaabay Ruwaayada Baydhabo Ka Socoto Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sayid Axmed-Madoobe ayaa riyo iyo dhalanteed ku tilmaamay koox qol-mugdi ah oo Baydhabo ku yaal kaga dhawaaqay inay dhiseen Maamul 6-Gobol ka kooban oo Madaxweyne iyo ku-xigeen…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Daawo Sawirada ” Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta Ansxiyay Hindise Sharciyeed Muhiim ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, kaasi oo lagu ansixinayey hindisi sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta ka hadlay Munaasabada 8-da Maarso Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlayey munaasabadda maalinta Haweenka Caalamka ayaa yiri “ Waxaan marka hore u dirayaa hambalyo dhammaan haweenka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa…
3 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Dowlada Somalia oo qarash badan ku bixisay Munaasabad siyaabo kala duwan loo fasirtay oo ka dhacday Dayniile Waxaa Maalintii shalay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ka dhacday munaasaad aysan inta badan ka warqabin Dadka degan Degmadaasi taa oo lagu micneeyay in ay aheed Mid siyaasadeesan oo ay…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Xaad ” Hoteelada kuyaala Laamiga Maka Al-mukarama 100-$ ayaa lagu jiiftaa kuwa Bakarahana 10-Dollar” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya Masuuliyiintooda ku eedeeyay in ay isku koobeyn kaliya Degmooyin gaar ah oo kuyaala Gobolka Banaadir.…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo ka jawaabay Eedeynta dhawaan uga timid Maxamuud Tarsan Wasiirka Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uu dhawaan usoo jeediyay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Mr Tarsan ayaa…