Al Shabaab oo gobollada ay ku sugan yihiin ka bilaabay ururinta dhalinyaro iyo odayaal u dagaalama (XOG) Storyline:Archive, Science & Tech Wararka laga helayo gobollada Shabeelaha Hose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa sheegaya in ururka Al Shabaab ay halkaasi ka bilaabeen ururinta dhalinyaro iyo odayaal ay ka dhigtaan ciidamo u dagaalama… 2 mins read
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Khilaaf iyo is ugaarsi ka dhax bilowday Al-Qaacidada Siiriya iyo Abu Mohamed Al Golani oo Hanjabaad soo diray Waxaa xargaha goostay Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay Ururo Islaamiyiin ah oo ka dagaalama Dalka Siiriya, kuwaa oo hoos taga urur weynaha Al-Qaacida uu Hogaamiyo Dr Ayman Al-Dawahiri.…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech en Dhaga Badan ” Amaan Xumada Magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb qaata Siyaasiyiinta iyo Qurbo joogta” Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xooga Soomaaliyeed Jen. Cabdi Kariin Yuusuf Dhaga Badan ayaa ayaa ku eedeeyay Siyaasiyiinta , Qurbo joogta iyo ganacsatada in ay qeyb ka yihiin falalka amaan daro…
5 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Ra’izul Wasaare Cabdi Wali oo jeediyay Khudbad Xasaasi ah oo ku aaddan weerarkii Madaxtooyada Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo eheladii ay ka geeriyoodeen marxuumintii ku dhintay falkii…
3 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Saacid Shirdoon oo ka hadlay in uu leeyahay Account Facebook oo lasoo galiyay Sawiro lagu weeraray Madaxweynaha Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu iska fogeeyey lahaanshaha barta Facebook ee ku furan magaciisa ” Abdi Farax Shirdoon (Saacid)” kuna…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Al-Shabaab oo ka hadashay Warqado Digniino ah oo dhawaan lagu daadiyay Xaafado kamid ah Muqdisho Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay waxa ay ka hadashay warqado digniin ah oo la sheegay in Maalmo kahor lagu daadiyay Xaafado katirsan Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir. Warqadaha digniinta…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Askar iyo Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo. Ugu yaraan 5 Askari Itoobiyaan ah ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii ciidanka Itoobiya lagu weeraray duleedka degmada Garbahaarey. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech IGAD Oo Sheegtay inay Sii Xoojineyso Taageerada Dawladda Somaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afey.Igad Danjire…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Xasan Sh: Askari ka tirsan DF Somalia oo aan mushaar qaadan ma jirro Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay shaaciyay ciidamada dowladda in joogto mushaarka loo siiyo, wuxuuna beeniyay wararka sheegaya in ciidamada dowladda mushaar la siin. Wuxuu wararkaas ku…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Wasiir Xirsi oo Xalay Munaasibad Uu Tashuushka Kaga Saarayo Qurbejoogtii Lacagta Ceerigaabo Bixiyey u Qabtay Qalab Duug ah Oo Uu Dhawaan Sabab Aan La Garanayn Djibouti uga Soo Dejiyey Hargeysa:23-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Habeenkii Xalay Munaasibad Shaki saar ah ku Qabtay Xarunta Hay’adda Waddooyinku Ku Leedahay Magaalada Hargeysa. wddWasiir Xirsi ayaa Munaasibaddan uga Dan…