Shariif Xasan Sh. Aadan Oo Lagu Wado Inuu Noqdo Madaxweynaha Maamulka Laga Dhisayo Baydhabo iyo Sawirradiisa oo Meelo Badan Lagu Arkay Storyline:Archive, Science & Tech Wararka laga Helayo Shirka Ka Soconaya Hutel Bakiin oo lagu Dhisayo Maamul-Goboleed ka kooban Saddex Gobol, isla-markaana ay Dawladdu Taageersan tahay, ayaa sheegaya inuu Shariif xasan qarka u saaran yahay… 1 min read
3 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Halkan Ka Akhri Tafaasiisha 36-Safar Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Dibadda Ugu Baxay Oo Ay Ku Baxday Lacag dhan $5,400,00 Wararka Hoose ee Laga Helayo Aqalka Madaxtooyada Somalia, ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Safarro Tiradoodu Gaadhayso ilaa 36 oo muddadii Sanadka iyo Badhka ahayd ee uu Xilka hayey uu Galay. safrayTafaasiisha…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Mas’uul ka tirsana wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Soomaaliiya oo xaaskiisa Muqdisho ku dishay Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday,dhacdo xanuun badan kaddib markii haweenay ay dishey seygeeda oo ka mid ah saraakisha wasaarada arrimaha gudaha dowladda faderaalka Soomaaliya,inkasto an la sheegin sababta ka…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Al Shabaab oo gobollada ay ku sugan yihiin ka bilaabay ururinta dhalinyaro iyo odayaal u dagaalama (XOG) Wararka laga helayo gobollada Shabeelaha Hose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa sheegaya in ururka Al Shabaab ay halkaasi ka bilaabeen ururinta dhalinyaro iyo odayaal ay ka dhigtaan ciidamo u dagaalama…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Khilaaf iyo is ugaarsi ka dhax bilowday Al-Qaacidada Siiriya iyo Abu Mohamed Al Golani oo Hanjabaad soo diray Waxaa xargaha goostay Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay Ururo Islaamiyiin ah oo ka dagaalama Dalka Siiriya, kuwaa oo hoos taga urur weynaha Al-Qaacida uu Hogaamiyo Dr Ayman Al-Dawahiri.…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech en Dhaga Badan ” Amaan Xumada Magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb qaata Siyaasiyiinta iyo Qurbo joogta” Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xooga Soomaaliyeed Jen. Cabdi Kariin Yuusuf Dhaga Badan ayaa ayaa ku eedeeyay Siyaasiyiinta , Qurbo joogta iyo ganacsatada in ay qeyb ka yihiin falalka amaan daro…
5 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Ra’izul Wasaare Cabdi Wali oo jeediyay Khudbad Xasaasi ah oo ku aaddan weerarkii Madaxtooyada Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo eheladii ay ka geeriyoodeen marxuumintii ku dhintay falkii…
3 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Saacid Shirdoon oo ka hadlay in uu leeyahay Account Facebook oo lasoo galiyay Sawiro lagu weeraray Madaxweynaha Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu iska fogeeyey lahaanshaha barta Facebook ee ku furan magaciisa ” Abdi Farax Shirdoon (Saacid)” kuna…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Al-Shabaab oo ka hadashay Warqado Digniino ah oo dhawaan lagu daadiyay Xaafado kamid ah Muqdisho Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay waxa ay ka hadashay warqado digniin ah oo la sheegay in Maalmo kahor lagu daadiyay Xaafado katirsan Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir. Warqadaha digniinta…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Askar iyo Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo. Ugu yaraan 5 Askari Itoobiyaan ah ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii ciidanka Itoobiya lagu weeraray duleedka degmada Garbahaarey. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya…