Hawlgalada Lagula Dagaalamayo Kooxaha Isbaarooyinka Dhigta oo Sii Socda Maalintii Labaad Storyline:Archive, Science & Tech Ciidamada nabadsugida dawlada Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maalintii labaad sii wada hawlgalo ballaaran oo ka dhan kooxo hubeysan oo isbaarooyin dhigtay wadada u baxda gobolka Shabeelaha Hoose. Hawlgaladan… 2 mins read
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Madaxweynihii hore ee Somalia oo sheegay in xiligan aan loo baahneyn in Ciidamada Itoobiya ku biiraan AMISOM Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay kubiiritaanka Ciidamada Dowlada Itoobiya dhawaan lagu biiriyay Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM . Dr Cabdi Qaasim…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Masuul katirsan Dowlada Somalia oo la sheegay in uu u xiran yahay Ciidamada la Dagaalanka Argagaxisada Dalka Kenya Sida ay baahisay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho waxaa maalintii afaraad Xabsi ay leeyihiin Ciidamada la Dagaalanka Argagaxisada Dalka Kenya ku xiran Masuul katirsan Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kenya. Masuulkan…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Wadooyinka Muqdisho oo Magacyo loo bixinayo & Guryaha Caasimada oo iyana lambaro loo yeelayo: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in Magacyo loo sameenayo Wadooynka ku yaala Caasimada Muqdisho isla markaana lambaro loo yeelayo guryaha ku yaala Magaalada. Munaasabad lagu furayay Mashruucan loogu…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Faah Faahin Weerar lagu dilay Sargaal sare oo katirsan Al-Shabaab iyo Mareykanka oo sheegtay Masuuliyada Weerarkaasi: Dowlada Mareykanka ayaa sheegatay Masuuliyada Weerarar dhinaca Cirka ah ay fulisay Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo lagu dilay Sargaal Muhiim ah oo katirsanaa Xarakada Al-Shabaab. War kasoo baxay Wasaarada…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized DULEEDKA KISMAAYO OO DAGAAL KHASAARO GEYSTEY KA DHACEY Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya inn deegaanka Goob weyn ee duleedka Magaalada Kismaayo iska hor’imaad uu ku dhexmaray Ciidamada Maamulka…
4 mins read Storyline:Science & Tech Dhibka Ciidamada Kenya ku hayaan Soomaalida kunool Nairobi oo korortay iyo Wiil Soomaali ah oo dabaq iska tuuray: Tan iyo markii ey burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadii 1991-kii Soomaalidu badankeed waxay isaga hayaameen Wadan ey kajiri jirtay nidaam iyo kala danbeyn balse mudo gaaban gudaheed isu badalay…
3 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Madaxweyne Xasan Dam jadiid walaa Dam-qadiim midna kama mid noqon Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay in aan waligiis koox gaar ah oo islaamiyiin ah ka mid noqon, isagoo meesha ka saaray wararka la isla dhex…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Mas’uulkii ugu sarreeyey hay’adda NRO oo Gaalkacyo lugu dilay Magaalada Gaalkacyo waxaa xilli dhow oo caawa ah kooxo hubaysan ay ku dileen sargalkii ugu sareeyey haya’adda maxaliga ah ee lugu magacaabo NRO. Kooxo hubaysan oo ilaa hadda an la…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda deeganadii shalay lagu dagaallamay ee gobolka Bari. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo deegaanadii shalay lagu dagaallamay ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan inay dagantahay, iyadoo Ciidamada Maamulka Puntland ay dib ugu laabteen magaalada Boosaaso. Deegaannada Galgala…