Koox Burcad ah la baxday Magaca “Somali” oo Dhibaato weyn ku haysa Mid kamid ah Wadamada Qaarada Asia Koox Burcad ah oo la baxday Magaca “Ayeyarwady Somali” ayaa dhibaato xoogan waxa ay ku hayaan Doomaha mara wabiga weyn Ayeyarwady oo kuyaala Dalka Burma ama Myanmar. Kooxdan Burcada ah… 1 min read
3 mins read Ciidamada AMISOM Askari katirsan oo banaanka soo dhigay arin ay aad ula yaabeen ugana xumaadeen Soomaali badan Askari katirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM kana soo jeeda Dalka Brundi ayaa banaanka soo dhigay sababta Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay iga guuleesan la’yihiin Dagaalyahanada Al-Shabaab oo wali…
2 mins read Xukuumada Soomaaliya oo shaacisay waxyaabaha uga qorsheesan Goobaha Al-Shabaab laga qabsado Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ay weheliyaan qaar kamid ah ah xubnihiisa Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo…
3 mins read XOG: Maamulka Somaliland iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Isku Maandhaafsan Lacag Ka Timid Bangiga Horumarinta Afrika Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa isku khilaafsan lacag horumarin ah oo Bangiga Horumarinta Afrika (African Development Bank) uu soo marsiiyey dawlada Soomaaliya taasoo loogu talagalay gobollada dalka oo…
1 min read Askar ciidanka dowladda ka tirsan oo Muqdisho lugu togtay[Sawirro] Waxaa maanta maxkaadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay ku fulisay xukuno ay horay ugu riday saddex askari oo ciidanka xoogga ka tirsan kuwaaso lugu fuliyey dil toogasho. Saddexdan askari…
2 mins read Qaramada Midoobay oo baaraysa duqeymaha ay Soomaaliya ka geystan diyaaraddaha an cidi wadin Sida lugu sheegay war ka soo baxay Qaramada Midoobay,waxaa baaritaan madax-bannaan lagu sameeyn doonna weeraradda ay diyaaradaha aan duulliyaha lahayn ka geystaan dalka Soomaaliya. Warkan waxaa uu ka soo baxay…
3 mins read Dadka shacabka ah oo ka barakacaya dhulka ay dowladdu kala waregtay Al-shabaab[Faallo] Muddo ka dib ciidamo isbahaysanaya oo isagu jira ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo ciidanka Itoobiya oo xilligaan ku howlgallaya magaca AMISOM,waxaa u suragashey inay la wareegan dhowr degmo oo ka…
2 mins read Amiirla Al-Shabaab oo soo diray Fariin Xasaasi ah uu kaga hadlayo arimo kala duwan Amiirka Guud ee Xarakada AL-Shabaab Sheekh Muqtaar Abuu Zubeyr ayaa soo diray fariin xasaasi ah uu kaga hadlayo Duulaanka Ciidamada Itoobiya kusoo qaadeen Deegaano iyo Degmooyin ay Al-Shabaab gacanta ku…
2 mins read Daawo Sawirada “ Kulan Xasaasi ah oo xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka sida, iyo kuwa ciidanka nabad illaalinta ee AMISOM, isaga oo ugu…
2 mins read Munaasadan lagu weyneynayay maalinta haweenka adduunka 8-da Maarso oo ay soo qaban qaabisay Ururka horumarinta Haweenka (IIDA) ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday ururka haweenka qaranka, ururro u…