Al-Shabaab oo dib ula waregtay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe waxaa maanta markale lugu arkay gudaha deegaanka Raage Ceele ee gobolkaas ciidamo ka tirsan xooggaga Al-shabaab. Ciidamada dowladda ayaa la sheegay… 1 min read
2 mins read Daawo Sawirada Qaabka uu u dhacay Kulan Casho Sharaf ay qaateen Ra’izul Wasaaraha iyo Ganacsatada Imaaraadka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa xalay kulano casho…
2 mins read Nicholas Kay oo Ka Hadlay Shirarka maamul dhisidda ku saabsan ee ka socda Magaalada Baydhabo Ergayga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa si hoose ula socda arrimaha ka dhacaya Baydhabo,arrimahaasi oo ay ku jiraan natiijada shalay ka soo baxday…
2 mins read Guddigii Dawlada u Saartay Baarista Weerarkii Madaxtooyada oo Lagu Wado Inay Warbixin Shaaca Ka Qaadaan: Guddigii uu raysal wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed u saaray baaritaanka qaraxii ka dhacay xarunta madaxtooyada Jimcihii hore ayaa lagu wadaa inay warbixintooda si rasmi ah shaaca uga qaadaan taasoo…
2 mins read Shirar looga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo kasocda Magaalada Muqdisho Waxaa Maalmahan Magaalada Muqdisho kasocda Shirar isdaba joog ah ay yeelanayeen qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed, Shirarkaa oo looga soo horjeedo hogaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya. Beesha Murusade ayaa kamid ah…
1 min read Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in ay la wareegeyso Gurigii lagu qabto Hub iyo Waxyaabaha qarxa Xili amaanka Magaalada Muqdisho sii xumaanayo ayaa masuuliyiinta dowlada waxa ay ka dhawaajinayaan Hanjabaadyo ku aadan sida Al-Shabaab looga adkaan karo loogana saari karo guud ahaan Dalka. Wasiirka Arimaha Gudaha…
2 mins read Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa shalay xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya kuwaasi…
1 min read Shariif Xasan Sh. Aadan Oo Lagu Wado Inuu Noqdo Madaxweynaha Maamulka Laga Dhisayo Baydhabo iyo Sawirradiisa oo Meelo Badan Lagu Arkay Wararka laga Helayo Shirka Ka Soconaya Hutel Bakiin oo lagu Dhisayo Maamul-Goboleed ka kooban Saddex Gobol, isla-markaana ay Dawladdu Taageersan tahay, ayaa sheegaya inuu Shariif xasan qarka u saaran yahay…
3 mins read Halkan Ka Akhri Tafaasiisha 36-Safar Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Dibadda Ugu Baxay Oo Ay Ku Baxday Lacag dhan $5,400,00 Wararka Hoose ee Laga Helayo Aqalka Madaxtooyada Somalia, ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Safarro Tiradoodu Gaadhayso ilaa 36 oo muddadii Sanadka iyo Badhka ahayd ee uu Xilka hayey uu Galay. safrayTafaasiisha…
2 mins read Mas’uul ka tirsana wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Soomaaliiya oo xaaskiisa Muqdisho ku dishay Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday,dhacdo xanuun badan kaddib markii haweenay ay dishey seygeeda oo ka mid ah saraakisha wasaarada arrimaha gudaha dowladda faderaalka Soomaaliya,inkasto an la sheegin sababta ka…