Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Masuuluyiinta Dowlada iyo Odayaasha Qabaa’ilka ku amray in aysan damiinan .. Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku amray Masuuliyiinta Dowlada katirsan iyo odayaasha Qabaa’ilka Soomaaliyeed in aysan damiinan dadka la qabto ee katirsan Al-Shabaab ama kuwa la tuhmayo. Madaxweynaha… 2 mins read
2 mins read Dowladaha Soomaaliya Iyo Sudan Oo Heshiis Iskaashi Kala Saxiixday (Daawo Sawirada) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa heshiis iskaashi kula saxiixday magaalada Tehran dhigiisa…
1 min read Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyey sameynta guddiyo wax ka ogaada xaaladdaha labada dal Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in dowladda Kenya ay kula heshiisay sidii loo sameyn laha guddi laba dhinac ah kaaso ka shaqeyn doonna isku soo dhawan shiyaha iyo ogal…
1 min read Hogaamiye Sheekh Xasan Yacquub oo Fariin Xasaasi ah u diray Shacabka ku dhaqan Gobolka Galgaduud Ururka Al-Shabaab ayaa shacabka ku nool Gobalka Galgaduud, waxa ay ka dalbadeen inay udiyaargaroobaan dagaal kadhan ah ciidamada Ethiopia ee ku biiray howlgalka AMISOM ee dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee…
2 mins read Ciidamada Itoobiya oo isku diyaarinaya duulaano ay Al-Shabaab kaga saarayaan Gobolada Baay iyo Bakool Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi si weyn looga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay wadaan Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray howlgalka…
6 mins read Dowlada Ethiopia oo mar kale dooratay in ay ku dhacdo khaladkii Taariikhda galay ee gashay Sanadkii 2007-da. Dowladda Ethiopia oo dhawaan ku biirtay howlgalka Amisom ee ka socda Soomaaliya ayaa bilowday in ay Ciidamo badan ku soo gurto gudaha dalka Soomaaliya Iyadoo iska ilowday wixii ka qabsaday…
2 mins read Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Eedeynta ku aadan in Xarakada Al-Shabaab Hub ka iibiyeen Taliyaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliya Jen. Dahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) oo la hadlay Idaacada VOA ayaa beeniyay eedeyn uga timid Gudiga Cunaqabateynta Hubka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Eritrea .…
1 min read Col.Tawane Axmed Gureey iyo Sadax Sargaal oo laga sii daayay Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xabsi kuyaala Magaalada Muqdisho laga sii daayay Col.Tawane Axmed Gureey iyo Sadax sargaal kale oo katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo in kabadan 20-cisho ku…
1 min read Axmed Madoobe oo taageeray mid kamid ah Shirarka kasocda Baydhabo ee lagu dhisayo Maamulka Koonfur Galbeed Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa taageeray mid kamid ah Shirarka kasocda Magaalada Kismaayo ee lagu doonayo in lagu dhiso Maamul Goboleed loogu magacdaray Koonfur Galbeed…
2 mins read Daawo Sawirada Sheekh Axmed Madoobe oo ku guuleestay in uu kala fur furo Xubnihii Mucaaradka ku ahaa Maamulkiisa Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku guuleestay in uu kala fur furo xubnihii kasoo horjeeday Maamulkiisa ee kula dagaalamay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.…