Col.Tawane Axmed Gureey iyo Sadax Sargaal oo laga sii daayay Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xabsi kuyaala Magaalada Muqdisho laga sii daayay Col.Tawane Axmed Gureey iyo Sadax sargaal kale oo katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo in kabadan 20-cisho ku… 1 min read
1 min read Axmed Madoobe oo taageeray mid kamid ah Shirarka kasocda Baydhabo ee lagu dhisayo Maamulka Koonfur Galbeed Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa taageeray mid kamid ah Shirarka kasocda Magaalada Kismaayo ee lagu doonayo in lagu dhiso Maamul Goboleed loogu magacdaray Koonfur Galbeed…
2 mins read Daawo Sawirada Sheekh Axmed Madoobe oo ku guuleestay in uu kala fur furo Xubnihii Mucaaradka ku ahaa Maamulkiisa Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku guuleestay in uu kala fur furo xubnihii kasoo horjeeday Maamulkiisa ee kula dagaalamay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.…
1 min read Gudoomiye Tarsan ” Ninkii Al-Shabaab katirsan oo la qabto yaan la xirin ee Dhagax halagu dilo ” Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa amray in Ciidanka Dowlada Soomaaliya aragti ku dilaan ruuxii katirsan Al-Shabaab oo la qabto isaga oo wax dilaya…
2 mins read Daawo Sawirada :Dowladaha Soomaaliya iyo Burundi oo isla gartay iskaashi dhinacyo badan leh. War murtiyeed si wadajir ah u soo saareen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo dhiggiisa dalka Burundi H.E. Laurent Kavakure ayaa lagu…
3 mins read Laba gabdhood oo Soomaali ah oo loogu Codeeyay in inay xijaabkooda ku dhigan karaan iskoolka!!(Warbixin) Dhacdo yaab iyo amakaag leh ayaa waxaa la sheegay inay ku qabsatey laba gabdhood oo Soomaali ah oo walaalo ah oo ku nooDalka Swesarland ka dib markii dadka magaalada loo…
1 min read Gabar Aroosad ah oo xalay isku dishay Magaalada Muqdisho wax yar un kadib markii la aqal geeyay!! Waxaa Xalay dhacdo naxtin badan ka dhacday Degada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir kadib markii gabar aroosad aheed wax yar un kadib markii la aqal geeyay ay iska soo tuurtay…
2 mins read Sheekh Bashiir Salaad: Al Shabaab Waxay Rabaan Inay Dadka Ka Xiraan Indhaha, Sanka Iyo Afka Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa kooxda ururka Al Shabaab ku eedeeyay inay dadka ka horjoogaan horumarka iyo dhaqaaqa. Sheekh Bashiir oo ka hadlayey amarada…
2 mins read Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan albaabada u xirnaayeen la qaatay dhiggiisa Wadanka Burundi[Sawirro] Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo ay ka wada hadleen Xiriirka u…
1 min read Madaxweyne Xassan: Al Shabaab wali guul lagama gaarin Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,ayaa markii ugu horreeysay qiray inan wali kooxda la dagaallanta ee Al Shabaab guul laga gaarin. “Al Shabaab,wali dalka waa ay ku suganyihiin mana…