Wada-hadallada dowladda faderaalka iyo Soomaaliland usocday oo maanta la soo gaba-gabeynayo Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga,waxaa maanta lugu soo xiraya isaragii saddexaad oo ay kullmaan waftiyo ka kala socda dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland. Wada-hadallada labada dhinac waxaa ay socdeen… 1 min read
2 mins read Ammaanka magaalada Kismaayo oo la xoojiyey iyo qaban-qaabada munaadabada caleemo sarka madaxda Jubba oo ka socota Waxaa si weyn loo xoojiyey amniga magaalada Kismaayo oo saldhig uu ah maamulka KMG ah ee Jubba,waxaana la arkayey ciidamo badan oo magaalada la keenay kuwaaso sugaya amniga magaalada. Arrinta…
2 mins read Siyaasi Cumar Sowjar oo soo dhaweeyay magacaabista wasiirrada cusub ee xukuumadda raysal wasaare C/wali Siyaasi Cumar Sowjar,ayaa soo dhoweeyay xubnaha golaha wasiirrada cusub ee dhawaan uu ku dhowaaqay raysal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Cumar Sowjar oo ah siyaasi si weyn looga dhexgaranayo guud ahanba…
2 mins read Wada-hadallada dowladda faderaalka iyo Soomaaliland oo maalintii saddexad galay Dalka Turkiga gaar ahaana magaalada Istanbul,waxaa ka socda shir an wali natiijo laga gaarin oo u dhaxeeya dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland,waxaana uu maanta shirku galay maalintiisi saddexad. Labada dhinac…
2 mins read Wasiirrada maamulka Jubba oo la dhameystiray Muddo kaddib waxaa la dhameystiray wasiirrada maamulka Jubba oo horrey qeyb ka mid ah loo magacaabay,waxaana la dhaariyey shalay oo Jimco ahaayd dhammaanba wasiirrada maamulka Jubba kuwa la magacaabay iyo…
2 mins read Booliska Soomaaliya iyo Uganda oo iska garabsiinaya dagaalka ay kula jiraan argagixisada Booliska Soomaaliya iyo Uganda,ayaa heshiis buuxa ka gaaray la dagaallanka kooxaha argagixisada. Labada dal ayaa heshiis ku kala saxiixdey inay gacan buuxa iska siin doonan sidii ay ula dagaallami lahaayeen…
1 min read Dhalinyaro kamid aheed Soomaalidii laga keenay Shalay Dalka South Sudan oo Muqdisho lagu xiray Howlgalo Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya Saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen Xaafado katirsan Degmada Yqashiid ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo qab qabtay dhalinyaro kamid aheed dad shalay laga keenay Dalka…
1 min read Wafdiga Dowlada uga qeyb galaya Wadahadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliand oo Maanta Muqdisho ka dhoofay Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofay Wafdi Dowlada Soomaaliya uga qeyb galaya Wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee ka furmaya Dalka Turkiga.…
1 min read Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Ciidamo Mareykan ah oo Muqdisho Ku Sugan Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ka hadlay unug yar oo ka mid ah ciidamada Mareykanka ee ku sugan caasimada dalka ee magaalada Muqdisho. Wasiirka oo…
2 mins read Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Dhiig badan ku daatay xalay ka dhacay Degmada Mahaday iyo Meydad la Gowracay oo saakay la arkay Wararka ka imaanaya Degmada Mahaday ee Gobolka Sh/Dhaxe ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal aad u culus oo u dhaxeeyay Dagaalyahanada Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Dagaalka…