Wafdiga Dowlada uga qeyb galaya Wadahadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliand oo Maanta Muqdisho ka dhoofay Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofay Wafdi Dowlada Soomaaliya uga qeyb galaya Wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee ka furmaya Dalka Turkiga.… 1 min read
1 min read Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Ciidamo Mareykan ah oo Muqdisho Ku Sugan Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ka hadlay unug yar oo ka mid ah ciidamada Mareykanka ee ku sugan caasimada dalka ee magaalada Muqdisho. Wasiirka oo…
2 mins read Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Dhiig badan ku daatay xalay ka dhacay Degmada Mahaday iyo Meydad la Gowracay oo saakay la arkay Wararka ka imaanaya Degmada Mahaday ee Gobolka Sh/Dhaxe ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal aad u culus oo u dhaxeeyay Dagaalyahanada Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Dagaalka…
1 min read Al-Shabaab oo soo bandhigtay Askari katirsan Ciidanka Dowlada oo dhankooda u baxsaday. Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in uu isku soo dhiibay Askari katirsanaa Ciidanka Milatariga Dowlada Soomaaliya kana howl galayay Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Askarigan la sheegay in uu katirsanaa…
2 mins read Yaa Xaq u leh Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub Ra’izul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ?!! Beryahaan waxaad warbaahinta ka maqleeysa ee waxa la isku heysta Magacaabiista Golaha Wasiiradda hase yeeshe haddii ay taas jirto waa war aan lagu farxin iyo dadnimo xumo heysata Dowladda soomaaliya…
1 min read Diyaaradihii ugu badnaa oo siday Boqolaal Soomaali Tarxiil ah oo maanta kasoo dagay Garoonka Aadan Cadde Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay ilaa Shan diyaarad oo siday ku dhawaad 800-oo Soomaali laga soo tarxiilay Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Dadka Soomaalida ah ee…
1 min read Xildhibaano Shaaca ka qaaday Caqabada adag ee ka heesata Ra’izul Wasaare Cabdi Wali in uu soo Magacaabo Golaha Wasiirada Xildhibaan Maxamuud Axmed Kuleylihi oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey koox diimeedka Damujadiid ee uu lagu xanto inuu ka tirsan yahay madaxweynaha dalka iney caqabad ku noqdeen dhismaha…
2 mins read Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ee Bixiya Adeega Internetka oo heesato laba daran mid dooro. Shirkadaha Isgaarsiinta ee Dalka gaar ahaan kuwooda bixiya adeega Internetka ayaa wajahaya Culeesyo badan oo kaga imaanaya dhinaca Kooxda Al-Shabaab iyo Waliba Dowlada Soomaaliya. Xarakada Al-Shabaab ayaa ku amartay Shirakadaha…
2 mins read Hay’ada FBI-da Mareykanka oo war kasoo saartay Kooxihii Weeraray Xarunta Ganacsiga ee Westgate Mall Hay’ada FBI-da Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay rumeesan yihiin in ay dhinteen Kooxihii weerarka ku qaaday Xarunta Ganacsida Westgate Mall Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Dagaalyahano hubeesan oo…
1 min read Aqriso magacyada Taliyaal Boliis oo lagu bedelay saraakiishii ku dhintay qaraxyadii Jazeera iyo taliyaal kale oo la magacaabay Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xakiin Daahir Siciid (Saacid), ayaa waxa uu wareegto ku magacaabay taliyaasha saldhigya Boliis oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyada oo…