2 mins read Faah faahin kasoo baxaysa waxa uu ahaa iyo cida uu katirsanaa nin Soomaali ah ay xireen Ciidamada Malaysia Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Nin Soomaali ah oo la sheegay in uu horey uga tirrsanaa Xarakada Al-Shabaab, kaa oo maalintii Khamiistii Ciidamada Booliiska Dalka Malaysia ay gacanta…
1 min read Hogaamiyaha Daalibaanka Nayjeeriya oo dhaar soo diray & Gabar Aamina la yiraah oo ka soo fakatay Wadamada Caalamka ugu awooda badan ayaa dowlada Nayjeeriya u balan qaaday inay la shaqeen doonaan kana caawin doonaan qaabkii lagu soo heli lahaa ku dhawaad 300 oo Gabdho Iskuuleey ah…
1 min read Dibad bax maanta ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya(Daawo Sawirada) Waxaa Maanta dibad bax cabasho ah Taalada Sayidka ee ku dhaw Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ka dhigay Boqolaal askari oo isugu jira Ciidanka Naafada Soomaaliyeed iyo Xubno kale oo dhawaan…
1 min read Axmed Madoobe oo si Rasmi ah Warqadaha Aqoonsiga uga gudoomay Qunsulka kenya usoo Magacawday Kismaayo Dowlada Kenya oo ciidamo fara badan oo ka tirsan AMISOM ay ka joogaan gobolada Jubooyinka ayaa shalay ka furatay magaalada Kismaayo xafiis qunsuliyad cusub oo ay halkaas ku yeelaneyso. Hogaamiyaha…
2 mins read Daawo Sawirada “Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Tunis oo isku fahmay dib u soo celinta Xiriirka labada dal” Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradaasi H.E. Mongi…
1 min read Madaxweynaha Dalka Burudi oo goordhaw kasoo dagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Waxaa goordhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay wafdi balaaran uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Burundi Mr. Pierre NKurunziza . Garoonka Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga Burundi…
2 mins read Nabad Sugida Sooaaliya oo caqabado badan kala kulmaysa Masuuliyiinta sar sare ee katirsan Dowlada Soomaaliya Hay’ada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa qeylo dhaan ka keentay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya, kuwaa oo marka lasoo xiro dadka tuhmayo ama kuwa dambiyo lagu helo durba kasoo daba carara.…
1 min read Mid kamid ah Shaqaalaha Idaacada Dalsan oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho Kooxo Bistoolado ku hubeesan oon wali heebtooda la garan ayaa shalay galinkii dambe waxa ay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, ku dileen mid kamid ah Shaqaalaha Idaacada Madaxa Banaan ee…