Madaxweynaha Puntland oo guddi baara u saaray dilkii labadii sargal ee ka tirsana hay’adda UNODC Puntland ayaa wali ku guda jirta baaritaan la xiriira sidii ay u dhacday taagosho lugu dilay labo sargaal oo ka tirsana hay’adda UNODC,dilkaaso oo uu gestay askari ka tirsan ilaalada… 2 mins read
2 mins read Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka hadlay fikirkiisa ku aadan Soomaalida Islii oo ay ku tumanayaan ciidamada kukuyda!!! Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa farrin u diray shacabka dhibaatadu haysato ee ku nool xaafadda Islii,waxuuna u sheegay inay iska soo dhexsaaran Al-shabaabka ku dhex dhuumanaya. …”””Waa inad…
2 mins read Al-Shabaab oo soo dawaysay dilkii Saraakiil ajaaniib ah oo shalay lagu gaystay Garoonka Gaalkacyo: Afhayeenka guud ee Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa sheegay iney ku faraxsanyihiin in saraakiil Caddaan ah oo QM ka tirsan Soomaaliya lagu dilo. “In gaalo Caddaan ah…
2 mins read Baarlamaanka Soomaaliya oo Warqado Digniin ah u diraya Labo Wasiir oo katirsan Xukuumada Soomaaliya Baarlamaanka Soomaaliy oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa wax iska weediiyay sababta labo kamid ah Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo baarlamaanka horey ugu yeereen ilaa wali aysan u hor…
2 mins read Cali Calasow Xasan oo cadaadis badan kadib manta ku qasbanaaday in uu Xilka Wareejiyo Waxaa Maanta Munaasabad balaaran oo ay ka qeyb galeen Xubnaha ugu sareeya Maamulka Gobolka Banaadir uu xilka ku wareejinayay Gudoomiyihii hore ee Degmada Kaaraan ka dhacday Xarunta Degmadaasi. Munaasabada uu…
1 min read Meydadka dad rayid ah oo Maalmo kahor la kaxeestay oo maanta Meydadkooda lagu arkay Duleedka Degmada Afgooye Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in duleedka Degmadaasi maanta lagu arkay labo qof oo rayid ah ,kuwaa oo maalinimadii Jimcaha laga kaxeestay gudaha Degmada…
1 min read ciidamada dowlada kenya oo si aan sharci ahayn ula dhaqmaya soomaalida kunool Islii!!! Ciidamada amaanka Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi waxa ay ka wadeen howgalo lagu raafayo dadka Soomaaliyeed ee Dagan xaafadaas,i kadib qaraxyo qasaaro dhimasho geestay oo…
3 mins read Ciidamada Dowlada ee tababarka ka hela Midawga Yurub xagee ku dambeeyaan Marka Tababarka loo xiro?!! Midawga Yurub (EU) oo ah mid kamid ah deeqbixiyayaasha Caalamka ayaa shacabka ku wareersan yahay ujeedka ay ka leeyihiin Soomaaliya, Dalalka ku bahoobay Midawga Yurub (EU) iyo dalalka xubnaha ka…
2 mins read Madaxweyne Xasan Sheekh oo kasoo tagay Baydhabo Goordhawna soo gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno lasocday ayaa goordhaw kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib safar uu labadii maalin ee lasoo dhaafay ku joogay Baydhbo.…
2 mins read Aqriso Magacyada Gudoomiyaal hor leh oo katirsan Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Goboolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa wali wada xil kaqaadista uu ku sameenayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir . Sida Wararka aan ku heleyno…