Booliska Soomaaliya iyo Uganda oo iska garabsiinaya dagaalka ay kula jiraan argagixisada Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Booliska Soomaaliya iyo Uganda,ayaa heshiis buuxa ka gaaray la dagaallanka kooxaha argagixisada. Labada dal ayaa heshiis ku kala saxiixdey inay gacan buuxa iska siin doonan sidii ay ula dagaallami lahaayeen… 2 mins read
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Dhalinyaro kamid aheed Soomaalidii laga keenay Shalay Dalka South Sudan oo Muqdisho lagu xiray Howlgalo Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya Saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen Xaafado katirsan Degmada Yqashiid ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo qab qabtay dhalinyaro kamid aheed dad shalay laga keenay Dalka…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Wafdiga Dowlada uga qeyb galaya Wadahadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliand oo Maanta Muqdisho ka dhoofay Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofay Wafdi Dowlada Soomaaliya uga qeyb galaya Wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee ka furmaya Dalka Turkiga.…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Ciidamo Mareykan ah oo Muqdisho Ku Sugan Wasiirka Gaashaandhiga Dawlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ka hadlay unug yar oo ka mid ah ciidamada Mareykanka ee ku sugan caasimada dalka ee magaalada Muqdisho. Wasiirka oo…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Dhiig badan ku daatay xalay ka dhacay Degmada Mahaday iyo Meydad la Gowracay oo saakay la arkay Wararka ka imaanaya Degmada Mahaday ee Gobolka Sh/Dhaxe ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay Dagaal aad u culus oo u dhaxeeyay Dagaalyahanada Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Dagaalka…
2 mins read Storyline:Science & Tech, World Soomaalida ku nool Dalka New Zealand oo cabasho weyn ka muujiyay baaritaano joogto ah oo lagu hayo!! Soomaalida ku nool dalka New Zealand ayaa waxaa la sheegay inay cabasho weyn ay ka muujiyeen baaritaan joogto ah oo ay ku hayaan booliiska iyo waaxda canshuuraha ee dalkaas iyagoo…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Al-Shabaab oo soo bandhigtay Askari katirsan Ciidanka Dowlada oo dhankooda u baxsaday. Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in uu isku soo dhiibay Askari katirsanaa Ciidanka Milatariga Dowlada Soomaaliya kana howl galayay Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Askarigan la sheegay in uu katirsanaa…
2 mins read Storyline:Science & Tech, World Rabshado ka aloosan mid kamid ah Dalalka Afrika oo heerka Cadaawadu gaartay in dadku is cunaan isna gubaan. Rabshadaha Diinta ku saleesan ee kataagan Dalka Afrikada Dhaxe ayaa gaaray meeshii ugu xumeed iyadoona lasoo warinayo in Dadka Muslimiinta iyo kuwa Krishtaanka ah in cadaawadooda ay gaartay meel aad…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Yaa Xaq u leh Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub Ra’izul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ?!! Beryahaan waxaad warbaahinta ka maqleeysa ee waxa la isku heysta Magacaabiista Golaha Wasiiradda hase yeeshe haddii ay taas jirto waa war aan lagu farxin iyo dadnimo xumo heysata Dowladda soomaaliya…
3 mins read Storyline:Science & Tech, World Fadeexad Culus oo Hareysay Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande (Warbixin ) Waxaa beriyahan Jariiradaha kasoo baxa dalka Faransiiska falanqeynayeen fadeexad hor leh oo hareysay Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande, waxaana si weyn u hadal haya shacabka reer France. Mid kamid ah…