Daawo Sawirada “Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Tunis oo isku fahmay dib u soo celinta Xiriirka labada dal” Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradaasi H.E. Mongi… 2 mins read
1 min read Madaxweynaha Dalka Burudi oo goordhaw kasoo dagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Waxaa goordhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay wafdi balaaran uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Burundi Mr. Pierre NKurunziza . Garoonka Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga Burundi…
2 mins read Nabad Sugida Sooaaliya oo caqabado badan kala kulmaysa Masuuliyiinta sar sare ee katirsan Dowlada Soomaaliya Hay’ada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa qeylo dhaan ka keentay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya, kuwaa oo marka lasoo xiro dadka tuhmayo ama kuwa dambiyo lagu helo durba kasoo daba carara.…
1 min read Mid kamid ah Shaqaalaha Idaacada Dalsan oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho Kooxo Bistoolado ku hubeesan oon wali heebtooda la garan ayaa shalay galinkii dambe waxa ay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, ku dileen mid kamid ah Shaqaalaha Idaacada Madaxa Banaan ee…
1 min read Meydadka Sadax qof oo qaarkood la gowracay oo saakay lagu arkay Magaalada Baydhabo Wararka aan saakay ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in saakay xaafado kamid ah Magaaladaasi lagu arkay Meydadka ilaa sadax qof oo la sheegay in ay…
2 mins read R/Wasaaraha Somalia oo amray hay’adaha ammaanka in ay baaritaan ku sameeyaan Qaraxii maanta lagu dilay Xildhibaan Riino Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacisyeey dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta ku geeriyooday qarax…
1 min read Suldaan Caan ah oo maanta lagu dilay Kismaayo iyo Dilkiisa oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen Maamulka Jubba Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta barqadii Magaaladaasi Kooxo Hubeesan ku dileen Suldaan caan ah oo si weyn looga yaqaanay Magaalada Kismaayo.…
1 min read Madaxweyne Xasan Sheekh oo Goordhaw ka hadlay Qarax lagu Dilay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Somalia Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali…
1 min read Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Dalbaday in lasoo qabto Maxkamadna lasoo taago Cismaan Xaadoole Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka dalbaday Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya, in ay baaritaano ku sameeyo iska hor imaadyo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Dowlada oo dhawaan ka dhacay…
1 min read Madaxweynaha Soomaaliya oo awood dheeraad ah siiyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab ,) in ay hoos tagayaan…