Aqriso Nuxurka Heshiis ay kala Saxiixdeen Maamulka Puntiland iyo Mid kamid ah Dowladaha Carabta(Daawo Sawirada)Waxaa shalay magaaladda Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ka dhacay heshiis ay ku kala saxiixdeen Dowlada Kuweyt iyo maamulka Puntland kaas oo ah dhisitaanka garoonka diyaaradaha ee magaaladda Garoowe…2 mins read
2 mins readDaawo Sawirada Dowladaha Somalia iyoTalyaaniga oo ka wada hadlay hirgelinta aqalka sare ee Soomaaliya iyo doorka Talyaanigu ku yeelan karto Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogaan dalka Talyaaniga ayaa kulammo kala duwan kulla qaatay magaalada…
2 mins readAl-Shabaab oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidamada Kenya xoog uga furteen Maxaabiis ay hayeen Saraakiil katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa been abuur cad ku tilmaamay war shalay kasoo baxay Taliska Ciidanka Kenya ee Soomaaliya ku sugan, kuwaa oo sheegay in ay xoog kusoo furteen labo…
2 mins read“Silica iyo Dhibaatada Heesata Soomaali badan oo ku xir xiran Garoon kuyaala Nairobi Garoonka Kubada Cagta Kasaraani ee Magaalada Nairobi waxaa wali ku xiran dad ka badan kun qof oo Soomaali ah kuwaa oo lagu soo qab qabtay howlgaladii Ciidamada Booliiska Kenya kasameeyeen…
1 min readWadooyin Muhiim ah oo maanta u xiran Dabaal dag ka dhacaya Magaalada Muqdisho Waxaa Maanta Xiran wadooyin Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho , kuwaa oo loo diiday isku socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoona meel walbo lasoo dhigay ciidamo tiro badan. Ciidamada Milatariga…
2 mins readMadaxweynaha Puntland oo guddi baara u saaray dilkii labadii sargal ee ka tirsana hay’adda UNODC Puntland ayaa wali ku guda jirta baaritaan la xiriira sidii ay u dhacday taagosho lugu dilay labo sargaal oo ka tirsana hay’adda UNODC,dilkaaso oo uu gestay askari ka tirsan ilaalada…
2 mins readMadaxweyne Xassan Sheekh oo ka hadlay fikirkiisa ku aadan Soomaalida Islii oo ay ku tumanayaan ciidamada kukuyda!!! Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa farrin u diray shacabka dhibaatadu haysato ee ku nool xaafadda Islii,waxuuna u sheegay inay iska soo dhexsaaran Al-shabaabka ku dhex dhuumanaya. …”””Waa inad…
2 mins readAl-Shabaab oo soo dawaysay dilkii Saraakiil ajaaniib ah oo shalay lagu gaystay Garoonka Gaalkacyo: Afhayeenka guud ee Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa sheegay iney ku faraxsanyihiin in saraakiil Caddaan ah oo QM ka tirsan Soomaaliya lagu dilo. “In gaalo Caddaan ah…
2 mins readBaarlamaanka Soomaaliya oo Warqado Digniin ah u diraya Labo Wasiir oo katirsan Xukuumada Soomaaliya Baarlamaanka Soomaaliy oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa wax iska weediiyay sababta labo kamid ah Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo baarlamaanka horey ugu yeereen ilaa wali aysan u hor…
2 mins readCali Calasow Xasan oo cadaadis badan kadib manta ku qasbanaaday in uu Xilka Wareejiyo Waxaa Maanta Munaasabad balaaran oo ay ka qeyb galeen Xubnaha ugu sareeya Maamulka Gobolka Banaadir uu xilka ku wareejinayay Gudoomiyihii hore ee Degmada Kaaraan ka dhacday Xarunta Degmadaasi. Munaasabada uu…