Wasiir Xirsi oo Xalay Munaasibad Uu Tashuushka Kaga Saarayo Qurbejoogtii Lacagta Ceerigaabo Bixiyey u Qabtay Qalab Duug ah Oo Uu Dhawaan Sabab Aan La Garanayn Djibouti uga Soo DejiyeyHargeysa:23-Feb-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Habeenkii Xalay Munaasibad Shaki saar ah ku Qabtay Xarunta Hay’adda Waddooyinku Ku Leedahay Magaalada Hargeysa. wddWasiir Xirsi ayaa Munaasibaddan uga Dan…2 mins read
2 mins readDibad bax balaaran ay ka qeyb galeen Madax katirsan Dowlada oo Maanta ka dhacay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay banaan-bax lagu taageerayo nabadda, loogana soo horjeedo falalka ammaan darada ee lagu carqaladaynayaan nabadda iyo horumarka dalka Soomaaliya. Banaan-baxan…
4 mins read10-kan Qodob hadii ay qaataan Madaxda Dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed waa suurto gal in laga guuleesto Al-Shabaab. Runtii dadka soomaliyeed waa dad karti iyo Hufnaan usaaxiib ah marka la barbardhigo dayow badan oo caalamka kamid ah gaar ahaan kuwa aay qaarad wadaaga yihiin ee Afrika, tusaala ahaan…
2 mins readMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Masuuluyiinta Dowlada iyo Odayaasha Qabaa’ilka ku amray in aysan damiinan .. Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku amray Masuuliyiinta Dowlada katirsan iyo odayaasha Qabaa’ilka Soomaaliyeed in aysan damiinan dadka la qabto ee katirsan Al-Shabaab ama kuwa la tuhmayo. Madaxweynaha…
2 mins readDowladaha Soomaaliya Iyo Sudan Oo Heshiis Iskaashi Kala Saxiixday (Daawo Sawirada) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa heshiis iskaashi kula saxiixday magaalada Tehran dhigiisa…
1 min readDowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyey sameynta guddiyo wax ka ogaada xaaladdaha labada dal Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in dowladda Kenya ay kula heshiisay sidii loo sameyn laha guddi laba dhinac ah kaaso ka shaqeyn doonna isku soo dhawan shiyaha iyo ogal…
1 min readHogaamiye Sheekh Xasan Yacquub oo Fariin Xasaasi ah u diray Shacabka ku dhaqan Gobolka Galgaduud Ururka Al-Shabaab ayaa shacabka ku nool Gobalka Galgaduud, waxa ay ka dalbadeen inay udiyaargaroobaan dagaal kadhan ah ciidamada Ethiopia ee ku biiray howlgalka AMISOM ee dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee…
2 mins readCiidamada Itoobiya oo isku diyaarinaya duulaano ay Al-Shabaab kaga saarayaan Gobolada Baay iyo Bakool Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi si weyn looga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay wadaan Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray howlgalka…
6 mins readDowlada Ethiopia oo mar kale dooratay in ay ku dhacdo khaladkii Taariikhda galay ee gashay Sanadkii 2007-da. Dowladda Ethiopia oo dhawaan ku biirtay howlgalka Amisom ee ka socda Soomaaliya ayaa bilowday in ay Ciidamo badan ku soo gurto gudaha dalka Soomaaliya Iyadoo iska ilowday wixii ka qabsaday…
1 min readCol.Tawane Axmed Gureey iyo Sadax Sargaal oo laga sii daayay Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xabsi kuyaala Magaalada Muqdisho laga sii daayay Col.Tawane Axmed Gureey iyo Sadax sargaal kale oo katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo in kabadan 20-cisho ku…