Laba gabdhood oo Soomaali ah oo loogu Codeeyay in inay xijaabkooda ku dhigan karaan iskoolka!!(Warbixin) Dhacdo yaab iyo amakaag leh ayaa waxaa la sheegay inay ku qabsatey laba gabdhood oo Soomaali ah oo walaalo ah oo ku nooDalka Swesarland ka dib markii dadka magaalada loo… 3 mins read
1 min read Gabar Aroosad ah oo xalay isku dishay Magaalada Muqdisho wax yar un kadib markii la aqal geeyay!! Waxaa Xalay dhacdo naxtin badan ka dhacday Degada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir kadib markii gabar aroosad aheed wax yar un kadib markii la aqal geeyay ay iska soo tuurtay…
2 mins read Sheekh Bashiir Salaad: Al Shabaab Waxay Rabaan Inay Dadka Ka Xiraan Indhaha, Sanka Iyo Afka Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa kooxda ururka Al Shabaab ku eedeeyay inay dadka ka horjoogaan horumarka iyo dhaqaaqa. Sheekh Bashiir oo ka hadlayey amarada…
2 mins read Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan albaabada u xirnaayeen la qaatay dhiggiisa Wadanka Burundi[Sawirro] Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo ay ka wada hadleen Xiriirka u…
1 min read Madaxweyne Xassan: Al Shabaab wali guul lagama gaarin Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,ayaa markii ugu horreeysay qiray inan wali kooxda la dagaallanta ee Al Shabaab guul laga gaarin. “Al Shabaab,wali dalka waa ay ku suganyihiin mana…
2 mins read Askar Dhowaan La Ruqseeyay Iyo Naafada Xoogga Dalka oo Maanta Mudaaharaad Cabasho ah Ka Sameeyay Muqdisho Boqollaal ciidamada dawlada Soomaaliya oo isugu jira rag iyo haween iyo qaar ka mid ah naafada Xoogga Dalka ayaa maanta dibadbax cabasho ah ka hor sameeyay xarunta madaxtooyada ee magaalada…
1 min read Kenya: Mareeykanka ayaa haysta meydadka dhamaan kooxihii Westgate weeraray Madaxa Ciidamada difaaca Kenya, Julius Karangi , oo la hadlayay warbaahinta, ayaa sheegay in Doowlada Mareeykanka ay Gacanta ku hayso meydadka dhamaan kooxihii weeraray Xaruunta Westgate Mall Shopping. Karangi,ayaa ku sharaxayay…
1 min read Uhuru Kenyatta oo weerar afka ku qaaday Masjidyada Muslimiinta iyo kuwa kale ee lagu cibaadeysto Uhuru Kenyatta ayaa hadalkan jeediyay kadib markii masjidka Musa ee magaalada Mombassa ay kasoo cusboonaadeen isku dhacyada u dhaxeeya ciidamada Booliska iyo dadka ku cibaadeysta. “Si kasta oo ay ahaataba,…
2 mins read Maraykanka oo digniin ku socota Soomaaliya soo saaray Muwaadiniinta u dhashay Maraykanka ayaa looga digay inay Soomaaliya uu safraan,haddii ay joogaana ka dhowrsanaadan goobaha dadka ay isagu yimaadan iyo xarumaha loo dukaamaysi tago,sida waxaa lugu sheegay digniin cusub…
2 mins read Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo la ballaarinayo Waxaa la kordhinaya xafiisyada Qaramada Midoobay uga furan Soomaaliya,iyadoona la garsiinayo magaaloyin cusub,sida waxaa sheegay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Xilligaan waxaa uu sheegay wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay…