Wasaaradda amniga DFS oo sheegtay inay qorsho cusub u dajisay sugida amniga Wasaaradda ammaanka qaranka ayaa sheegtay in xillgaan rajo weyn ay ka qabto sugida amniga Muqdisho iyo guud ahaanba dalka,waxaana sida sheegay wasiirka amniga qaran. C/kariin Xuseen Guuleed,wasiirka amniga qaranka dowladda… 1 min read
1 min read Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay dhac Nuuca Cusub ah oo kusoo kordhay Suuqa Bakaaraha Ra’izul Waaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed ayaa ka hadlay amaan darada maalmahan kusoo korortay Magaalada Muqdisho ,waxa uuna balan qaaday in Dowladu wax badan ka qaban doonto falalka amaan…
1 min read Uganda oo ciidamo cusub usoo dirtay Soomaaliya Dowladda Uganda oo ay ciidamadeedu qeyb ka yihiin howlgalka nabadda lugu doonaye ee ka socda Soomaaliya ayaa xilligaan ciidamo cusub usoo dirtay Soomaaliya,waxaan ay bedalayaan ciidan horraantii toddobaadkan ku laabtay…
4 mins read Kabixitaanka Ciidamada Kenya ee Magaalada Kismaayo Maxay soo kordhineysaa ?? Ugu Horeyn Waxaan ku bilaabayaa mahadnaqa eebe Subxaana watacaalaa marka Xigtane waxaan umahadcelinayaa Dhamaan umadda Soomaaliyeed ee aadka ula socda Qoraalada aan soo dhigo Mareegaha internetka qaarkood iyo waliba maamulayaasha…
3 mins read Raisul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan Magaalada Muqdisho si uu xariga ugu jaro Isbitaalka Digfeer oo dhawaan Furmaya!! Recep Tayyip Erdogan, Raisul Wasaaraha Dalka Turkey, ayaa lagu wadaa in uu dhowaan Booqasho Rasmi ah ku yimaado Magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa shalay galab ilaa…
2 mins read Sarkaal Al Shabaab Ka Goostay oo Lagu Qabtay Deegaanka Xidhxidh Ee Gobolka Togdheer Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo…
1 min read Ganacsata Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi oo gaarsiiyay deeq lacageed dadkii ka barakacey fatahaadii Wabiga Shabeelle ee Jowhar. Ganacsatada Soomlaaliyeed ee Xaafada Eastleight Nairobo, Kenya ayaa waxay manta gaarsiyeen deeq lageed dadkii ku wax yeeloobay fatahaadahii wabiga Shabeele . Deeqdan lacageed oo gaaraysa 44 kun oo Dollarka maraykanka…
1 min read Kenya oo cadaysay inaysan ciidamadeeda kala bixi doonin Soomaaliya Warar baryahan soo baxayay oo shegay in ciidamada militariga Kenya ay guud ahaanba ka baxayaan Soomaaliya ayaa waxaa manta beeniyay afhayeenka milateriga Kenya Col. Willy Wesonga. Afhayeenka ayaa sheegay in…
2 mins read Booliiska Kenya oo soo bandhigay Calan u eg kan Shabaab oo ka surnaa masjid kuyaala Dalkaasi Booliiska Dalka Kenya ayaa soo bandhigay Calan u eg midka dagaalyahanada xarakada Al-Shabaab oo la suray masjid Mussa kuyaala Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya, halkaas oo maalmo kahor ay ka…
2 mins read Wasiirka Waxbarashada oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somalia(Daawo Sawirada ) Kulankaan oo kamid ah kulama isdaba socda oo uu Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Barbaarinta la yeelanayo hay’addaha & wadmada danenaya waxbarashada Soomaaliya ayuu kulan kula qaatay Safiirka Dowlada Ethiopia ee…