DULEEDKA KISMAAYO OO DAGAAL KHASAARO GEYSTEY KA DHACEY Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya inn deegaanka Goob weyn ee duleedka Magaalada Kismaayo iska hor’imaad uu ku dhexmaray Ciidamada Maamulka… 1 min read
4 mins read Dhibka Ciidamada Kenya ku hayaan Soomaalida kunool Nairobi oo korortay iyo Wiil Soomaali ah oo dabaq iska tuuray: Tan iyo markii ey burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya sanadii 1991-kii Soomaalidu badankeed waxay isaga hayaameen Wadan ey kajiri jirtay nidaam iyo kala danbeyn balse mudo gaaban gudaheed isu badalay…
3 mins read Madaxweyne Xasan Dam jadiid walaa Dam-qadiim midna kama mid noqon Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay in aan waligiis koox gaar ah oo islaamiyiin ah ka mid noqon, isagoo meesha ka saaray wararka la isla dhex…
1 min read Mas’uulkii ugu sarreeyey hay’adda NRO oo Gaalkacyo lugu dilay Magaalada Gaalkacyo waxaa xilli dhow oo caawa ah kooxo hubaysan ay ku dileen sargalkii ugu sareeyey haya’adda maxaliga ah ee lugu magacaabo NRO. Kooxo hubaysan oo ilaa hadda an la…
1 min read Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda deeganadii shalay lagu dagaallamay ee gobolka Bari. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo deegaanadii shalay lagu dagaallamay ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan inay dagantahay, iyadoo Ciidamada Maamulka Puntland ay dib ugu laabteen magaalada Boosaaso. Deegaannada Galgala…
1 min read Dibad Bax Cabasho ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho!!! Waxaa Maanta Isgooska Ex-Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho ka dhacay dibad bax balaaran oo ay dhigayeen gaadiidleyda iyo Darawalada ka shaqeeya Gobolka Shabeelaha hoose. Gaadiidleyda ka shaqeysa inta u dhaxeysa…
1 min read Prof Cabdi Wali Gaas oo Hal Shuruud ku xiray Xiriir dhexmara maamulkiisa iyo dowlada Soomaaliya Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Puntiland Prof Cabdi Wali Gaas ayaa markii ugu horeesay waxa uu shuruud ku xiray in uu dib usoo laabto xariirkii wada shaqeyn ee ka…
2 mins read Al Shabaab:Ciidanka Itoobiya waxba kuma soo kordhinayan AMISOM Ururka dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya ee Al Shabaab,ayaa markii ugu horreysay ka hadlay ku biirida ciidamada Itoobiya ay kaga mid noqdeen ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM.…
1 min read Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii ugu horeesay ka hadlay Mashruucii aada Dugsiyada ee fashilku ku yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeesay waxa uu ka hadlay Mashruucii aada Dugsiyada ee Dowlada Soomaaliya dhawaan hir galisay balse socon waayay kadib markii Macalimiintii loogu tala galay…
1 min read Baarlamaanka oo codka kalsoonida siiyay xukuumadda cusub Mudanayaasha baarlamaanka ayaa daqiiqado ka hor siiyay codka kalsoonida xukuumadda uu soo dhisay r/wasare C/weli SHeekh Axmed. Kulankan kalsoonida lagu siiyay xukuumadda ayaa waxaa shir gudoominayay gud. baarlamaanka Prof, Maxamed…