Aqriso magacyada Taliyaal Boliis oo lagu bedelay saraakiishii ku dhintay qaraxyadii Jazeera iyo taliyaal kale oo la magacaabay Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xakiin Daahir Siciid (Saacid), ayaa waxa uu wareegto ku magacaabay taliyaasha saldhigya Boliis oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyada oo… 1 min read
4 mins read Waa yaabee Muwaadinimadu Waqti ay ku Dhacdo Ma Leedahay ? !!! (Expire Date)(Muqdishaa lagu arkay) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladeeda Hoose ee Muqdisho waxay isla meel dhigeen lagama Maarmaanimada in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Meelaha ay ka Taliyaan loo sameeyo Waraaqaha Aqoonsiga (National Identity)…
2 mins read Adeer Reer hebel Idaacad ayee furteen ee Idaacad anagana nooga fur Magaalada Muqdisho !! Inkastoo uu Dalka Somalia safka hore kaga jiro Dalalka lagu xasuuqo Weriyayaasha, hadana waxaa sii kor dhaayo Tirada dhalinyarada kusoo biireyso Saxaafadda iyo Idaacadaha xarumaha ka dhiganaayo Magaalladda Muqdisho. Waa…
2 mins read Afar qof Soomaali isku qoys ah oo ku geeriyootay shil Naxtin leh ka dhacay Mareykanka (Aqriso Magacyadooda) Magaaladda Clermont oo ka tirsan gobolka Iowa ee dalka Maraykanka ayaa waxaa shalay ka dhacay shil gaari oo ay ku dhinteen illaa afar qof oo Soomaali ah kuwaasoo la sheegay…
2 mins read Ciidamada dowladda ee Koofurta Sudan ayaa dib u qabsaday magaalada hodanka ku ah Saliida ee Bentiu… Ciidamada dowladda ee Koofurta Sudan ayaa dib u qabsaday magaalada hodanka ku ah Saliida ee Bentiu, halkaasoo ka mid aheyd magaalooyinka ay gacanta ku dhigeen kooxaha mucaaradka. Afhayeenka ciidamada Milateriga…
4 mins read Dibu dhac ka jira xilligii la sugayey magacaabista xukuumadda raysal wasaare C/wali[Warbixin] Baarlmaanka Soomaaliya ayaa 10-bisha Jannaayo oo shalay ku begneed faray raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed,inuu ku hor keeno xukuumaddisa,balse taas ma dhicin dib ayaana loo dhigay. Guddoomiyaha…
1 min read Saraakiil iyo Ciidamo Mareykan ah oo la shaaciyay in ay joogaan Muqdisho lana ogaaday ujeedka ay Dalka u joogaan Dowlada Mareykanka ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in Magaalada Muqdisho ka joogaan Saraakiil Ciidan oo tiro yar kuwaa oo loogu tala galay in ay gacan siiyaan Ciidamada AMISOM…
2 mins read Madaxweynaha Soomaaliya : “Puntland waxey tustay dalka intiisa kale iyo caalamkaba in dhaqanka dimoqraadiyadda.. Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo ku guuleystay xilka Madaxweynenimo ee Puntland, tasoo ah guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha…
2 mins read Ra’iisul Wasaare Cabdi weli :“Waxaan hambalyo diiran halkan uga dirayaa madaxweynaha cusub ee Puntland..” Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Ra’iisul Wasaare…
2 mins read Rai’zul Wasaare Cabdi Wali Sheekh oo goordhaw war kasoo saaray Doorashadii Madaxweyne ee Maanta ka dhacday Puntiland Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Ra’iisul Wasaare…