Fadeexad Culus oo Hareysay Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande (Warbixin ) Waxaa beriyahan Jariiradaha kasoo baxa dalka Faransiiska falanqeynayeen fadeexad hor leh oo hareysay Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande, waxaana si weyn u hadal haya shacabka reer France. Mid kamid ah… 3 mins read
1 min read Diyaaradihii ugu badnaa oo siday Boqolaal Soomaali Tarxiil ah oo maanta kasoo dagay Garoonka Aadan Cadde Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo dagay ilaa Shan diyaarad oo siday ku dhawaad 800-oo Soomaali laga soo tarxiilay Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Dadka Soomaalida ah ee…
1 min read Wasiir katirsan Xukuumada KMG ee Dalka Liibiya oo toogasho lagu dilay Wararka ka imaanaya Dalka Liibiya ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warshadaha ee Xukuumadda KMG ee Libya Hassan Al-Droui. Kooxo Hubeesan oon wali la aqoonsan ayaa toogtay…
1 min read Xildhibaano Shaaca ka qaaday Caqabada adag ee ka heesata Ra’izul Wasaare Cabdi Wali in uu soo Magacaabo Golaha Wasiirada Xildhibaan Maxamuud Axmed Kuleylihi oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey koox diimeedka Damujadiid ee uu lagu xanto inuu ka tirsan yahay madaxweynaha dalka iney caqabad ku noqdeen dhismaha…
2 mins read Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka ee Bixiya Adeega Internetka oo heesato laba daran mid dooro. Shirkadaha Isgaarsiinta ee Dalka gaar ahaan kuwooda bixiya adeega Internetka ayaa wajahaya Culeesyo badan oo kaga imaanaya dhinaca Kooxda Al-Shabaab iyo Waliba Dowlada Soomaaliya. Xarakada Al-Shabaab ayaa ku amartay Shirakadaha…
2 mins read Hay’ada FBI-da Mareykanka oo war kasoo saartay Kooxihii Weeraray Xarunta Ganacsiga ee Westgate Mall Hay’ada FBI-da Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay rumeesan yihiin in ay dhinteen Kooxihii weerarka ku qaaday Xarunta Ganacsida Westgate Mall Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Dagaalyahano hubeesan oo…
1 min read Aqriso magacyada Taliyaal Boliis oo lagu bedelay saraakiishii ku dhintay qaraxyadii Jazeera iyo taliyaal kale oo la magacaabay Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xakiin Daahir Siciid (Saacid), ayaa waxa uu wareegto ku magacaabay taliyaasha saldhigya Boliis oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyada oo…
4 mins read Waa yaabee Muwaadinimadu Waqti ay ku Dhacdo Ma Leedahay ? !!! (Expire Date)(Muqdishaa lagu arkay) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladeeda Hoose ee Muqdisho waxay isla meel dhigeen lagama Maarmaanimada in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Meelaha ay ka Taliyaan loo sameeyo Waraaqaha Aqoonsiga (National Identity)…
2 mins read Adeer Reer hebel Idaacad ayee furteen ee Idaacad anagana nooga fur Magaalada Muqdisho !! Inkastoo uu Dalka Somalia safka hore kaga jiro Dalalka lagu xasuuqo Weriyayaasha, hadana waxaa sii kor dhaayo Tirada dhalinyarada kusoo biireyso Saxaafadda iyo Idaacadaha xarumaha ka dhiganaayo Magaalladda Muqdisho. Waa…
2 mins read Afar qof Soomaali isku qoys ah oo ku geeriyootay shil Naxtin leh ka dhacay Mareykanka (Aqriso Magacyadooda) Magaaladda Clermont oo ka tirsan gobolka Iowa ee dalka Maraykanka ayaa waxaa shalay ka dhacay shil gaari oo ay ku dhinteen illaa afar qof oo Soomaali ah kuwaasoo la sheegay…