Daawo Sawirada ” Muqdisho oo maanta lagu soo bandhigay waxyaabo loo adeegsanayay qaraxyadii Habeenadan ruxayTaliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa ay kusoo bandhigeen waxyaabo ay sheegeen in ay yihiin kuwa laga sameeyo qaraxyada Macmalka ah oo lagusoo qabtay Howlgalo Ciidamadu sameeyeen.…1 min read
1 min readGanacsata Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi oo gaarsiiyay deeq lacageed dadkii ka barakacey fatahaadii Wabiga Shabeelle ee Jowhar. Ganacsatada Soomlaaliyeed ee Xaafada Eastleight Nairobo, Kenya ayaa waxay manta gaarsiyeen deeq lageed dadkii ku wax yeeloobay fatahaadahii wabiga Shabeele . Deeqdan lacageed oo gaaraysa 44 kun oo Dollarka maraykanka…
1 min readKenya oo cadaysay inaysan ciidamadeeda kala bixi doonin Soomaaliya Warar baryahan soo baxayay oo shegay in ciidamada militariga Kenya ay guud ahaanba ka baxayaan Soomaaliya ayaa waxaa manta beeniyay afhayeenka milateriga Kenya Col. Willy Wesonga. Afhayeenka ayaa sheegay in…
2 mins readTaliska Ciidanka AMISOM Oo Ka Hadlay Ka Bixitaanka Ciidamada Kenya ee Magaaladda Kismaayo! Taliska sare ee Ciidanka AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamada Kenya ee qeybta ka Taliskooda ay faarujin doonaan Magaaladda Kismaayo . Afhayeenka Ciidanka AMISOM Col.…
2 mins readFaah-faahin: Dagaalkii deegaanka Gal-gala ku dhexmaray Ciidamada Ammaanka Puntland Iyo Kooxda Al-Shabaab! Faah-faahin dheeri ah ayaa laga helay Dagaalkii maanta ku dhexmaray deegaanka Gal-gala Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo Kooxda Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya Buurlayda Golis. Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland ee Gal-gala G/sare…
1 min readMadaxweynihii hore ee Somalia oo sheegay in xiligan aan loo baahneyn in Ciidamada Itoobiya ku biiraan AMISOM Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay kubiiritaanka Ciidamada Dowlada Itoobiya dhawaan lagu biiriyay Howlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM . Dr Cabdi Qaasim…
1 min readDULEEDKA KISMAAYO OO DAGAAL KHASAARO GEYSTEY KA DHACEY Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya inn deegaanka Goob weyn ee duleedka Magaalada Kismaayo iska hor’imaad uu ku dhexmaray Ciidamada Maamulka…
1 min readDibad Bax Cabasho ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho!!! Waxaa Maanta Isgooska Ex-Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho ka dhacay dibad bax balaaran oo ay dhigayeen gaadiidleyda iyo Darawalada ka shaqeeya Gobolka Shabeelaha hoose. Gaadiidleyda ka shaqeysa inta u dhaxeysa…
1 min readProf Cabdi Wali Gaas oo Hal Shuruud ku xiray Xiriir dhexmara maamulkiisa iyo dowlada Soomaaliya Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Puntiland Prof Cabdi Wali Gaas ayaa markii ugu horeesay waxa uu shuruud ku xiray in uu dib usoo laabto xariirkii wada shaqeyn ee ka…
2 mins readAl Shabaab:Ciidanka Itoobiya waxba kuma soo kordhinayan AMISOM Ururka dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya ee Al Shabaab,ayaa markii ugu horreysay ka hadlay ku biirida ciidamada Itoobiya ay kaga mid noqdeen ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM.…