Madaxweyne Xassan: Al Shabaab wali guul lagama gaarin Storyline:Archive, Science & Tech Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud,ayaa markii ugu horreeysay qiray inan wali kooxda la dagaallanta ee Al Shabaab guul laga gaarin. “Al Shabaab,wali dalka waa ay ku suganyihiin mana… 1 min read
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Askar Dhowaan La Ruqseeyay Iyo Naafada Xoogga Dalka oo Maanta Mudaaharaad Cabasho ah Ka Sameeyay Muqdisho Boqollaal ciidamada dawlada Soomaaliya oo isugu jira rag iyo haween iyo qaar ka mid ah naafada Xoogga Dalka ayaa maanta dibadbax cabasho ah ka hor sameeyay xarunta madaxtooyada ee magaalada…
1 min read Storyline:Science & Tech, World Kenya: Mareeykanka ayaa haysta meydadka dhamaan kooxihii Westgate weeraray Madaxa Ciidamada difaaca Kenya, Julius Karangi , oo la hadlayay warbaahinta, ayaa sheegay in Doowlada Mareeykanka ay Gacanta ku hayso meydadka dhamaan kooxihii weeraray Xaruunta Westgate Mall Shopping. Karangi,ayaa ku sharaxayay…
1 min read Storyline:Science & Tech, World Uhuru Kenyatta oo weerar afka ku qaaday Masjidyada Muslimiinta iyo kuwa kale ee lagu cibaadeysto Uhuru Kenyatta ayaa hadalkan jeediyay kadib markii masjidka Musa ee magaalada Mombassa ay kasoo cusboonaadeen isku dhacyada u dhaxeeya ciidamada Booliska iyo dadka ku cibaadeysta. “Si kasta oo ay ahaataba,…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech, World Maraykanka oo digniin ku socota Soomaaliya soo saaray Muwaadiniinta u dhashay Maraykanka ayaa looga digay inay Soomaaliya uu safraan,haddii ay joogaana ka dhowrsanaadan goobaha dadka ay isagu yimaadan iyo xarumaha loo dukaamaysi tago,sida waxaa lugu sheegay digniin cusub…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo la ballaarinayo Waxaa la kordhinaya xafiisyada Qaramada Midoobay uga furan Soomaaliya,iyadoona la garsiinayo magaaloyin cusub,sida waxaa sheegay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Xilligaan waxaa uu sheegay wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay…
2 mins read Storyline:Science & Tech, World Kenya oo sheegtay in dowladda Marekanka haysato maydadkii dhamaan kooxdi weerartay suuqa Westgate War ka soo baxay Kenya,waxaa lugu sheegay in guud ahaanba kooxdi weerartay suuqa Westgate,ay haysato maydadkoodii dowladda Marekanka,sida waxaa sheegay Madaxa Ciidamada Difaaca Kenya. Julius Karangi madaxa Ciidamada Difaaca Kenya,waxaa…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech, Uncategorized Daawo Sawirada ” Muqdisho oo maanta lagu soo bandhigay waxyaabo loo adeegsanayay qaraxyadii Habeenadan ruxay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa ay kusoo bandhigeen waxyaabo ay sheegeen in ay yihiin kuwa laga sameeyo qaraxyada Macmalka ah oo lagusoo qabtay Howlgalo Ciidamadu sameeyeen.…
1 min read Storyline:Archive, Science & Tech Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo Maanta deegaan Muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay duulaan qorheesan waxa ay ku qaadeen kulana wareegeen Deegaanka Gendirshe oo katirsan Gobolka Sh/Hoose. Wararka aan ka heleyno Deegaanka…
2 mins read Storyline:Archive, Science & Tech Afar qof uu ku jiro Diblamaasi Soomaali ah oo lasoo taagay Maxkamad kutaala Magaalada Nairobi Waxaa Maalintii shalay Maxkamad kutaala Magaalada Niarobi ee Dalka Kenya lasoo taagay afar qof oo Soomaali ah uu ku jiro Diblamaasi katirsan Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kenya kuwaa oo loo…