Akhriso: Khudbadii Wasiirka Amniga Puntland ka jeediyey munaasabadii xilwareejinta. DOWLADA PUNTLAND EE SOOMAALIYA Wasaaradda Amniga & DDR Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf weyn ii ah inaad maanta goobjoog ka ahaataan munaasabada xil wereejinta Wasaaradda Amniga oo aan xilka kala wareegayo… 4 mins read
2 mins read Ciidamada dowladda oo la sheegay inay la wareegen deeganno ka tirsan Shabeellaha hoose Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen deegaanno ka tirsan Shabeellaha hoose,sida waxaa sheegay saraakil ciidanka ka tirsan. Saraakishu waxaa ay sheegen inay la wareegen deegaanka…
1 min read Wasaaradda amniga DFS oo sheegtay inay qorsho cusub u dajisay sugida amniga Wasaaradda ammaanka qaranka ayaa sheegtay in xillgaan rajo weyn ay ka qabto sugida amniga Muqdisho iyo guud ahaanba dalka,waxaana sida sheegay wasiirka amniga qaran. C/kariin Xuseen Guuleed,wasiirka amniga qaranka dowladda…
1 min read Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay dhac Nuuca Cusub ah oo kusoo kordhay Suuqa Bakaaraha Ra’izul Waaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Sheekh Axmed ayaa ka hadlay amaan darada maalmahan kusoo korortay Magaalada Muqdisho ,waxa uuna balan qaaday in Dowladu wax badan ka qaban doonto falalka amaan…
1 min read Uganda oo ciidamo cusub usoo dirtay Soomaaliya Dowladda Uganda oo ay ciidamadeedu qeyb ka yihiin howlgalka nabadda lugu doonaye ee ka socda Soomaaliya ayaa xilligaan ciidamo cusub usoo dirtay Soomaaliya,waxaan ay bedalayaan ciidan horraantii toddobaadkan ku laabtay…
4 mins read Kabixitaanka Ciidamada Kenya ee Magaalada Kismaayo Maxay soo kordhineysaa ?? Ugu Horeyn Waxaan ku bilaabayaa mahadnaqa eebe Subxaana watacaalaa marka Xigtane waxaan umahadcelinayaa Dhamaan umadda Soomaaliyeed ee aadka ula socda Qoraalada aan soo dhigo Mareegaha internetka qaarkood iyo waliba maamulayaasha…
3 mins read Raisul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan Magaalada Muqdisho si uu xariga ugu jaro Isbitaalka Digfeer oo dhawaan Furmaya!! Recep Tayyip Erdogan, Raisul Wasaaraha Dalka Turkey, ayaa lagu wadaa in uu dhowaan Booqasho Rasmi ah ku yimaado Magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxweyne Hassan Sheikh ayaa shalay galab ilaa…
2 mins read Sarkaal Al Shabaab Ka Goostay oo Lagu Qabtay Deegaanka Xidhxidh Ee Gobolka Togdheer Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xidhxidh ee u dhow Widhwidh ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa maamulka Somaliland ay halkaasi ka soo qabteen sarkaal ka soo…
1 min read Ganacsata Soomaaliyeed ee ku dhaqan Nairobi oo gaarsiiyay deeq lacageed dadkii ka barakacey fatahaadii Wabiga Shabeelle ee Jowhar. Ganacsatada Soomlaaliyeed ee Xaafada Eastleight Nairobo, Kenya ayaa waxay manta gaarsiyeen deeq lageed dadkii ku wax yeeloobay fatahaadahii wabiga Shabeele . Deeqdan lacageed oo gaaraysa 44 kun oo Dollarka maraykanka…
1 min read Kenya oo cadaysay inaysan ciidamadeeda kala bixi doonin Soomaaliya Warar baryahan soo baxayay oo shegay in ciidamada militariga Kenya ay guud ahaanba ka baxayaan Soomaaliya ayaa waxaa manta beeniyay afhayeenka milateriga Kenya Col. Willy Wesonga. Afhayeenka ayaa sheegay in…