Rai’zul Wasaare Cabdi Wali Sheekh oo goordhaw war kasoo saaray Doorashadii Madaxweyne ee Maanta ka dhacday PuntilandRa’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Ra’iisul Wasaare…2 mins read
2 mins readWax badan ka ogow Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland M/weynaha cusub ee maanta loo doortay M/mulka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas waxaa uu ku dhashay magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta Galgaduud 2,dii bishii July sanadkii 1965,kii. Jaamacadii ummadda Soomaaliyeed…
1 min readWar Deg Deg Ah Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo noqday Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Puntiland War Deg Deg Ah Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo noqday Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Puntiland Waxaa hada soo dhamaatay Wareegii ugu dambeeyay ee Doorashada Madaxweyne ee Maamul Goboleedka…
1 min readWAR DEG-DEG AH: C/Weli Gaas oo ku guuleystay doorashada madaxtenimo ee Puntland Wareegii sadexaad ee doorashada madaxtenimo ee Puntland ayaa waxaa ku guuleystay r/wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas. C/weli Gaas ayaa helay 33-cod halka m/weyne Faroole uu isna helay…
1 min readDowladda faderaalka Soomaaliya oo soo dhaweysey codeynta ka socota xarunta baarlmaanka Puntland Dowladda faderaalka Soomaaliya oo soo dhaweysey codeynta ka socota xarunta baarlmaanka Puntland Waxaa mar labaad soo dhaweeyey doorashada ka socota magaalada Garoowe ee xilligaan guda gashey wareegedi ugu danbeeyey,dowladda faderaalka…
1 min readTirinta Codadka Doorashada Madaxweynaha oo Dhammaatay Iyo Saddex Musharax oo soo baxay Xarunta Baarlamaanka ee magaaladda Garoowe,waxaa si toos ah uga bilaabatay tirinta Codadka ay dhiibteen Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Puntland oo gaaraya 66 Mudane. Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa gacanta…
3 mins readCodeynta doorashada madaxweynaha oo hoolka baarlmaanka ka billaabatay Waxaa goor dhowed ka bilaabatay hoolka baarlmaanka Puntland cod u qaadista ruuxa noqonaya madaxweynaha Puntland hoggaaminaya shanta sanno ee soo socota. Ilaa saddex xildhibaan oo ah kuwii ugu horreyey ayaa…
2 mins readProf. Jawaari:Xildhibaanada xafiisyo ha ka furtaan deegaannada ay ka soo jeedan Guddoomiyaha baarlmaanka dowladda faderaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), ayaa baarlmaanka Soomaaliya usoo jeediyey in xildhibaan kasta uu saldhig ka dhigto xafiisna ka furto deegaannada laga soo durtay ama…
3 mins readDowlada Soomaaliya oo Digniin culus u dirtay Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka……… Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyey Xarakada Al-Shabaab dhawaaqidii ay ku sheegeen inay xanibayaan adeegyada internetka oo shacabku isticmaalo. Wasiirka ayaa yiri “Dowladda Soomaaliya…